keenid
(m.f.dh)eeg keen³. ld keenis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keenid ↴
uburi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Awr qooqan, ubur afka ka keenid. ld aburi. aburi
kaahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Kaah wax ka keenid.
oohi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka o.: cid oohin ka keenid. ld boohi, ooy.
qaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
unfaxyee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Neef ari ah unfaxyo keenid.
ururi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel isugu keenid. 2. U u.: kaalmo cid la siinayo dad kala duwan uga qaadid. ld aruuri.
uuji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Uugaan ka keenid (geel).
waarid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Soo w.: badeeco dibadda ka keenid.
wadahadalsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama in ka badan in ay wadahadlaan isu keenid.
alaladi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka a.: cid alal ka keenid. ld alaladsii.
keen [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa ay ku jiraan. Tus. “Cali baa isugu keen yeeray”.
keen [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Wax meel durugsan yaal meel dhow u soo qaadid. 2. Cid wax u dhiibid. .
keen [dk.lh.l] (-keen)
ld keenna².