Site icon Qaamuus

jawaabta

keer
(mu.ti.l)

(kuweer, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado. Tus. “Keer baa fariistay meeshaadii ee ka kici”. .

keer
(dk.ti.l) (-keer)

Dibkabe tilmaame oo magac lab dib looga qodbo oo wax ama cid hadlaha ka fog yarana jaahiisa ka babcan lagu tilmaansado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh keer

bakeeri [m.l] (-iyo, m.dh)
Weel dhalo ka samaysan oo sida badan shaah lagu cabbo oo aan dhego lahayn. ld bekeeri.

bekeeri [m.l]
ld bakeeri.

keeratoosis [m.l]
(daaw.) Wax walba sidii gees, maqaarka ka baxa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version