khaariji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Qof dilid. 2. Qof, qof kale wax ka raba ka reebid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaariji ↴
khaarijin [m.f.dh]
eeg khaariji. ld khaarijis.
khaarijis [m.l]
ld khaarijin.
takhallus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Ka t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg