khaati
(m.l)ld khaatir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaati ↴
dhakhaatiir [m.dh]
ld takhaatiir.
khaatimo [m.dh]
Sida wax waliba ku dhammaadaan ama ku dambeeyaan; ciribdambeed. ld khaatumo.
khaatir [m.l]
1. ld khaatil. Qof dhagar badan. 2. Kh. ka joog: qof, qof kale shiddaysan. ld khaati.
khaatumo [m.dh]
ld khaatimo.
markhaati [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Qofka fura dhacdo uu goobjoog ka ahaa. 2. Goobjoog. ld markhaanti, marqaati.
markhaatifur [m.l]
1. Wax caddeeya dhacdo. 2. ld markhaatifurid.
markhaatifur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof dhacdo uu goobjoog ka ahaa sheegid.
markhaatifurid [m.f.dh]
eeg markhaatifur². ld markhaatifur¹ (2).
takhaatir [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg takhtar. ld dhakhaatiir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg