Site icon Qaamuus

jawaabta

khabar
(m.l)

1. Dhacdo naxdin leh. 2. ld khabaar¹.

khabar
(m.l)

(nax.) Curiye weerta ka tirsan oo tilmaama waxa yeelaha laga sheego. Tus. “Saalax waa wiil fiican”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khabar

khabaar [m.l] (-rro, m.dh)
Wax aan horey loo ogeyn oo laysu sheego ama la helo; war. ld khabar.

khabaarsi [m.l]
Dhibaato ay dhaliyeen col iyo abaar. ld khabarsasho.

khabarsad [m.l]
ld khabarsasho.

khabarsasho [m.f.dh]
eeg khabarso. ld khabarsad, khabarsi.

khabarsi [m.l]
ld khabarsasho.

khabarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Khabar raadsasho.

weer [m.dh] (-ro, m.l)
(nax.) Ereyo taxan oo micne buuxa leh; yacni wadajirka khabarka iyo mawaadiicdiisa; hawraar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version