khabiir
(m.l) (-rro/khubaro, m.dh)Qof laamaha cilmiga ama fanka mid ka mid ah aqoon gaar ah oo dheer u leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khabiir ↴
dhaari [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan.
khubaro [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg khabiir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg