khaddaabid
(m.f.dh)eeg khaddaab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaddaabid ↴
khaddaab [m.l]
Qad lagu xardho soo jeedka haweenka si loogu qurxiyo.
khaddaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Haween soo jeedkeeda si loo qurxiyo qad ku xardhid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg