Site icon Qaamuus

jawaabta

khaddif
(m.l)

ld khatif¹.

khaddif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

ld khatif².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khaddif

khaddifid [m.f.dh]
ld khatifid.

khaddifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld kha-tifsan.

khaddifsanaan [m.dh]
ld khatifsanaan.

khaddifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khatifsanaan.

khatif [m.l]
Habaabidda laga habaabo meel la mari lahaa. ld khaddif¹.

khatif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Marin ka habaabid. ld khaddif².

khatifid [m.f.dh]
eeg khatif². ld khaddifid.

khatifsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax habaabay ahaansho. ld khaddifsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version