khafiifi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Wax khafiif ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khafiifi ↴
buluug [m.l]
1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.
khafiifid [m.f.dh]
eeg khafiif².
khafiifin [m.f.dh]
eeg khafiifi. ld khafiifis.
khafiifis [m.l]
ld khafiifin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg