khafiifis
(m.l)ld khafiifin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khafiifis ↴
khafiifin [m.f.dh]
eeg khafiifi. ld khafiifis.
khafiif [m.l]
1. Kh. ah: wax culays yar; wax jurmi yar. 2. Qof maskaxdiisa wax u dhimanyihiin.
khafiif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
1. Qof maskaxda wax uga dhimman yihiin noqosho. 2. Ku kh.: wax jacayl awgii ku waalasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg