Site icon Qaamuus

jawaabta

khafiifsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax maskaxdiisu wax u dhiman yahay ahaan-sho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khafiifsan

khafiifsanaan [m.f.dh]
eeg khafiifsan. ld khafiifsanaansho.

khafiifsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khafiifsanaan.

neecaw [m.dh]
(juqr.) Eray badanaa lagu isticmaalo maayad hawo ah oo aad uga khafiifsan dabayl. Amase, waxaa lagu isticmaalaa noocyo ka mid ah dabaysha oo dhacdo joogto ah leh.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version