khajal
(m.l)Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.
khajal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khajal ↴
ilfashaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Wax sameyntooda ka khajalid.
khajalid [m.f.dh]
eeg khajal². ld khajilaad, khajilid.
khajil [m.l]
ld khajal¹.
khajil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ilay, -ishay)
ld khajal².
khajilaad [m.dh]
Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso. ld khajalid.
khajilid [m.dh]
ld khajalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg