Site icon Qaamuus

jawaabta

khajalid
(m.f.dh)

eeg khajal². ld khajilaad, khajilid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khajalid

ilfashaq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Wax sameyntooda ka khajalid.

khajilaad [m.dh]
Dareen naxdin iyo xishood badan leh cid fagaara joogto ay muujiso. ld khajalid.

khajilid [m.dh]
ld khajalid.

khajal [m.l]
Xishood; asluub; asturnaan. ld khajil¹.

khajal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Dareen naxdin iyo xishood leh muujin. ld khajil².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version