Site icon Qaamuus

jawaabta

khalkhal
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

1. Kh. ah: xasillooni darro qof ku dhacda cabsi, farax, naxdin iwm awgood. 2. Kh. ah: qalab xubno badan ka kooban oo adkaantii iyo is-haysashadii ka ba'do; kharraab.

khalkhal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay)

1. Qof xasillooni-darro muujin. 2. Qalab kharraa-bid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khalkhal

khalkhal-birlabeed [m.l]
(c.fal) Qulqulad weyn oo ku dhacda bed birlabeedka dhulka oo dunida oo dhan saamaysa, taas oo dhammaan ama sida badan qarinaysa isbeddelka maalmeed.

khalkhalgeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld khalkhali (1).

khalkhalgelin [m.dh]
ld khalkhalin.

khalkhalgelis [m.l]
ld khalkhalin.

khalkhali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld 1. ld. khalkhali. Cid khalkhal ku abuurid.². Aala.

khalkhalid [m.f.dh]
eeg khalkhal².

khalkhalin [m.f.dh]
eeg khalkhali. ld khalkhalgelin, khalkhalgelis, khalkhalis.

khalkhalsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax khalkhal la geliyey ahaansho. 2. Wax la kharraabiyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version