khamro
(m.dh)Wax kasta oo la cabbo oo aalkol ku jirto oo lagu sakhraamo. ld khamri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khamro ↴
baxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax kulansaday qurux, wanaag caqli dheeraad ah ahaansho (qof). 2. Wax is hanashadii ay khamro, caro, fikir dheer iwm ay ka lumisay ahaansho (qof). 3. Kala b.: derin iwm wax fidsan ahaansho.
khamri [m.l]
ld khamro.
sakhraan [m.l] (-aamiin, m.dh)
Qof khamro ka dhergey oo sakhradi hayso oo aan ogayn waxa uu samaynayo. ld sarqaan.
sakhrad [m.dh] (-do, m.l)
Miyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg