kharash
(m.l)ld kharaj.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharash ↴
qaayimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qiimaha iyo kharashka uu ku fadhiyo wax iib u yaal. 2. Liis muujinaaya qiimaha badeeco la gadaayo.
kharaj [m.l]
Wax allaale wixii lacag ah oo jeebka ka baxa. ld kharash.
kharajgarayn [m.f.dh]
eeg karajgaree. ld kharashgarayn.
kharajgaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Lacag iwm kharaj ahaan u bixin. ld kharashgaree.
kharashgarayn [m.dh]
ld kharajgarayn.
kharashgaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
ld kharajgaree.
qarash [m.l] (-shyo, m.dh)
1. Macdan jilicsan oo weelasha iwm laga sameeyo. 2. ld kharash.
qiimasheeg [m.dh] (-gyo, m.dh)
Warqad ay ku qoran tahay kharashka ku baxay badeeco meel loo diray, qaa'imad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg