khariif
(m.l)1. Xilliga doonyaha shiraaca leh ay xayirmaan dabeysha oo isbeddesha awgeed. 2. Nooc timirta ka mid ah oo aan aad u bislaan, dheg dheg badanna leh.
khariif
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)Doon meel ku xayirmid dabaysha oo isbeddeshay aw-geed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khariif ↴
khariifid [m.f.dh]
eeg khariif².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg