kharrib
(m.l)Dhis ama alaabo ama wax kale oo wanaagsan oo la xumeeyo, la burbur-sho, kharaab laga dhigo. ld kharribaad.
kharrib
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)Wax wanaag-sanaa xumeyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kharrib ↴
dirrow [m.l]
Baaba; kharrib; laystaan.
kharribaad [m.dh]
Halleynta wax wanaagsanaa la halleeyo. ld kharrib¹.
kharriban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Wax la kharribay noqosho.
kharriban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax la kharribay ahaansho.
kharribid [m.f.dh]
eeg kharrib².
kharribmid [m.f.dh]
eeg kharriban¹.
kharribnaan [m.f.dh]
eeg kharriban². ld kharribnaansho.
kharribnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kharribnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg