khasaari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Cid khasaaro gelin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khasaari ↴
kac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
1. Istaagid, joogsasho, sarakicid. 2. Maalbeelid, khasaarid. 3. Roob da'ayey qaadid. 4. U k.: tegid, aadid. 5. Ula k.: kas u yeelid; maagid. 6. Ku k.: yeelid, samayn.
khasaarid [m.f.dh]
eeg khasaar.
khasaarin [m.f.dh]
eeg khasaari.
lumi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Habaabin; anbin. 2. Xoorid; khasaarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg