Site icon Qaamuus

jawaabta

khasnad
(m.dh) (-do, m.l)

Bir aad u adag oo sida sanduuqa u samaysan oo lacagta, dahabka iwm lagu kaydiyo. ld qasnad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khasnad

khasnaji [m.l] (-iyo, m.dh)
Qofka lacagta bixiya, khasnaddana furaheeda haya.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version