Site icon Qaamuus

jawaabta

khatal
(m.l)

Been cid lagu khayaamayo. ld khataalad.

khatal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-alay, -ashay)

Cid been lagu khayaamayo u sheegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khatal

dag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
Cid dhibaato aysan filayn gaarsiin ama ka dhaadhicin wax aan jirin; dhagrid; khatalid.

dago [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1. U d.: wax, cid u dayacmid. 2. Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.

hod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof dagid; khatalid.

khatalaad [m.dh]
ld khatal¹.

khatalan [m.l]
Ismoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.

khatalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.

khatalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la khatalay ahaansho.

khatalid [m.f.dh]
eeg khatal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version