Site icon Qaamuus

jawaabta

khawaaf
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate) (-fiin, m.dh)

Qof magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo wuxuu doonaba sameeya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khawaaf

khawaafad [Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate]
Naag magaalo joog ah oo rug iyo raaslaawe ah oo waxay doon-taba sameysa.

khawaafiin [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg khawaaf.

khawaafsasho [m.f.dh]
eeg khawaafso.

khawaafso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Hanti la'aan awgeed dhibaato la kulmid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version