khayaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)ld khayaanee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaamee ↴
beenguur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
God aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo khayaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).
khayaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg