Site icon Qaamuus

jawaabta

khayaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay/-aanay, aantay; -aami/-aani)

Cid khayaano ku samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaan

waddar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Cid si khayaano ama xoog badan ku dilid. 2. Ambin; luggoyn. ld wedder².

dabbar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Caro xad-dhaaf ah oo qofka is hanashada ka lumisa. 2. Dhagar, khayaano.

dala'so [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-'saday, -'satay)
Cid khayaano yar oo aan wax lagu yeelayn ku samayn.

darbee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -baysay)
1. Kubbad si xoog leh u laadid. 2. Khayaano faa'iido weyn ku helid.

darbo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Si xoog ah uu kubbad lugta loogu laado. 2. Khayaano faa'iido weyn lagu helo. ld darbad (3).

debbir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Wax si wanaagsan u xallin. 2. Kala d.: wax si khayaano ku jirto u habeyn.

debbiraad [m.dh]
Hab khayaano ku jirto oo arrin iwm loo xalliyo.

dibindaabyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Waxyeello. 2. Khayaano.

gaban [m.dh] (-bno, m.l)
1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.

isdabamar [m.l]
1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah. 2. Khayaano. ld isdabammar¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version