Site icon Qaamuus

jawaabta

khayaanid
(m.f.dh)

eeg khayaan. ld kha-yaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khayaanid

gaban [m.dh] (-bno, m.l)
1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.

khayaamid [m.dh]
ld khayaanid.

khayaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay/-aanay, aantay; -aami/-aani)
Cid khayaano ku samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version