Site icon Qaamuus

jawaabta

khidmad
(m.dh)

ld khidmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khidmad

khidmo [m.dh]
1. (dii.) Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo. 2. Hawl cid loo qabto; adeeg. 3. (-ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey. ld khidmad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version