Site icon Qaamuus

jawaabta

khidmo
(m.dh)

1. (dii.) Soddonka jus ee quraanka oo kol isku meel lagu wada akhriyo. 2. Hawl cid loo qabto; adeeg. 3. (-ooyin, m.l) Lacagta la siiyo qof hawl fudud qabtey. ld khidmad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khidmo

khidmad [m.dh]
ld khidmo.

khidmo-shuruud [m.dh]
(dii.) Quraanka oo dhan ama qaarkiis oo qof jirran lagu dul akhriyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version