Site icon Qaamuus

jawaabta

khilaaf
(m.l)

Heshiis la'aan; is-afgaranwaa.

khilaaf
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)

Arrin iwm cid ku diidid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khilaaf

maandhaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
Is m.: is-afgaranwaayid, isku khilaafid.

baq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday; -biqi)
1. Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano). 2. Baqdin dareemid. 3. Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.

dembi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.

iskhilaaf [m.l]
ld ikhtilaaf¹.

iskhilaaf [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-fay, -ftay)
ld ikhtilaaf².

iskhilaafid [m.dh]
ld ikhtilaafid.

kalabbood [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Figrad, dood iwm isku khilaafid. 2. Bur iyo biyo u kala bixid (caano)

kalatag [m.l]
Kala guuridda ay kala guuraan dad wada noolaa khilaaf awgiis. ld kalategid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version