Site icon Qaamuus

jawaabta

khilaafsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax, wax kale ka duwan ahaansho. 2. Arrin iwm waxaan raacsaneyn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khilaafsan

baq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday; -biqi)
1. Wax xumaaday oo aan la dhami karin noqosho (caano). 2. Baqdin dareemid. 3. Ka b.: sharci, qawaaniin iwm wax khilaafsan faliddiisa ka digtoonaan si looga baxsado ciqaabta ay jebintiisu leedahay.

dembi [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Wax kasta oo la sameeyo oo diinta khilaafsan. 2. Wax kasta oo dhaqan ama qaanuun ku xadgudbaaya. ld dambi.

khilaafsanaan [m.f.dh]
eeg khilaafsan. ld khilaafsanaansho.

khilaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld khilaafsanaan.

sharcidarro [m.dh]
Wax sharciga khilaafsan oo lagu kaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version