Site icon Qaamuus

jawaabta

khiyaamee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meyay, meysay)

ld khayaanee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khiyaamee

beenguur [m.l]
Guuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka kale loo khiyaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).

khayaanee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Cid khayaano ku samayn. ld khayaamee, khiyaamee, khiyaanee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version