Site icon Qaamuus

jawaabta

khiyaano
(m.dh)

ld khayaano.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khiyaano

dabammar [m.l]
1. Khiyaano; dhagar. 2. Gogoldhaaf. 3. ld dhabammarid.

dabammar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Laba waxyaabood ama ka badan oo socda isweydaarsasho. 2. U d.: cid, si khiyaano ku jirti ugu ballan-furid.

dabammaryo [m.dh]
1. Nooc legdenka ka mid ah oo qofka gadaal la isu dhaafiyo. 2. Khiyaano; dhagar. 3. ld dabammaryayn.

khayaano [m.dh]
Dhib si qarsoodi ah cid loogu geysto; dhagar; sir. ld khiyaamo, khiyaano.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version