Site icon Qaamuus

jawaabta

khushuuc
(m.l)

ld khashuuc¹.

khushuuc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

ld kha-shuuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh khushuuc

jidbo [m.dh]
(dii.) Khushuuc diini ah oo qof ku dhaliya in uu is-hanan waayo oo qofku u ekaado mid maqan ama miyirkii ka tegey, badanaana qaylo ama suuxdini weheliso. ld jadbo, jalbo, jibbo, jilbo.

khashuuc [m.l]
Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.

khashuuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Dareen beernugeyl diimeed leh muujin. 2. U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².

khashuucid [m.f.dh]
eeg khashuuc². ld khushuucid.

khashuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax khashuuc hayo ahaansho. ld khushuucsan.

khashuucsanaan [m.f.dh]
eeg khashuucsan. ld khashuucsanaansho, khushuucsanaan, khushuucsanaans.

khushuucid [m.dh]
ld khashuucid.

khushuucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld khashuucsan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version