kiil
(m.l)1. Beeg; miisaan; qiyaas; cabbir. 2. Bilow ciyaareed (turub).
kiil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iilay, -iishay)1. Wax cabbirid, beegid. 2. Ciyaar turub bilaabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiil ↴
taag-dhuleed [m.l] (-dyo, m.dh)
(juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan.
baaskiil [m.l] (-llo, m.dh)
Gaadiid laba lugoodle ah, aan matoor lahayn oo lagu socodsiiyo lugaha. ld Bushkuleeti, bushkaleeti.
dabakakiil [m.l]
Haad uu nin kiishay oo labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay ay isu celiyaan (ciyaar turub).
dabakakiil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iilay, -iishay)
Nin haad uu kiishay, labadii ciyaare oo dhinaca ka fadhiyay isla haadkii isu soo celin.
dabakakiilad [m.l]
ld dabakakiilasho.
dabakakiilasho [m.f.dh]
eeg dabakakiilo. ld dabakakiilad.
dabakakiilid [m.f.dh]
eeg dabakakiil².
dabakakiilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Haad turub nin kiishay midka bidixda ka xiga degasho.
faraasilad [m.dh] (-do, m.l)
Shay wax lagu miisaamo oo culayskiisu u dhigmo 16 kiilo ama 28 rodol. ld faraasilo.
garaamme [m.l]
1. Kiilo kun meelood loo qaybiyey meel ka mid ah. 2. Raashin, hal meel xaq u leeyahay. ld garaam, garaammo, garaa.
ki [dk.lh.l] (-ki)
ld kiisa².