kiinna
(mu.lh.l)(kuwiinna, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Kiinna warkiisa iskaba daa!”.
kiinna
(dk.lh.l) (-Kiinna)Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax idinku (qofka labaad ee wadarta ah) aad leedihiin. Tus. “Dad badan baa dhagaysta warkiinna”. ld kiin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiinna ↴
kiin [dk.lh.l] (-kiin)
ld kiinna².
kooda [mu.lh.l]
(kuwooda, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax iyagu (qofka saddexaad ee wadarta ah) ay leeyihiin. Tus. “Kooda ayaa ka wanaagsan kiinna”.
kuwiinna [mu.lh.w]
eeg kiinna¹ / tiinna¹.
kiin [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele ee tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah. Tus. “Wuu iga kiin waday”.
kiin [dk.lh.l] (-kiin)
ld kiinna².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg