Site icon Qaamuus

jawaabta

kiintaal
(m.l) (-llo, m.dh)

Boqol kiilogaraam culayskood; jawaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiintaal

boohaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal. 2. Falxad. 3. B. ah: nafley aad u xoog badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version