Site icon Qaamuus

jawaabta

kiishad
(m.dh) (-do, m.l)

Suun la xirto oo leh jeeb ama laba oo lacagta iwm. lagu rito. ld kiisad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kiishad

kiisad [m.dh]
ld kiishad.

kiish [m.l]
Kolay maro, harag iwm ka samaysan oo wax lagu rito. ld kiis¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version