Site icon Qaamuus

jawaabta

kilkilee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)

Cid kilkilada ka xagatayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kilkilee

kilkilayn [m.f.dh]
eeg kilkilee. ld kilkilays.

kilkil [m.l]
Ruxidda si xoog ah wax loo ruxo.

kilkil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Wax si xoog iyo dhakhso leh u ruxid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version