kireys
(m.l)ld kireyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kireys ↴
calooshi-ushaqayste [m.l]
(calooshood-ushaqaystayaal, m.l) Qof loo kireysto dil, dhac, qarbudaad iwm.
ijaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Lacag laga helo guri baabuur iwm oo kireysan, kiro. 2. I. ah: guri, baabuur iwm oo dadka isticmaalaya lacag laga qaado. ld ajuuro, ijaaro¹.
kireyn [m.f.dh]
eeg kiree. ld kireys.
kireysad [m.l]
ld kireysasho.
kireysasho [m.f.dh]
eeg kireyso. ld kireysad, kireysi.
kireysi [m.l]
ld kireysasho.
kireyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Hanti gaar ah sida baabuur, guri iwm ijaarasho.
tagsi [m.l]
1. ld taksi. (-iyo, m.dh) Baabuur yar oo la kireysto. 2. ld tagsasho. Guur; tag.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg