kirtan
(m.l)Dhaqdhaqaaqa ay xooluhu sameyaan marka uu jirkoodu taabto waxaysan rabin. ld kirtamid.
kirtan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)Xoolo jirkooda waxaysan rabin taabteen kadaalliyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kirtan ↴
jafle [m.l]
1. Xoolo lugaha dambe oo wax lagu haraatiyo, siiba lo'da la lisayo oo kirtanka badan. 2. Miraha ceerinka marka ay qallalaan.
kirtamid [m.f.dh]
eeg kirtan². ld kirtan¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg