Site icon Qaamuus

jawaabta

kisi
(m.l)

1. K. ah: tiro aan qaybsami karin oo weligeed wax soo haraan (sida: 3, 5, 7, iwm). 2. (-iyo, m.dh) Qof aan meher ku dhalan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kisi

cakisid [m.f.dh]
eeg cakis². ld cakis¹.

dheer [f.g/mg4] (-raa, -rayd; dhaadheer)
1. (f.mg) Wax aan jooggiisu gaabnayn ahaansho. 2. (f.mg) Wax meel fog ku sugan ahaansho. 3. (f.mg) Waqti muddo la sugayo ama la soo dhaafay ahaansho. 4. (f.g) Is dh.: isla mid ahaansho, kisi ahaansho (nambar).

tiro dhaban [m.dh]
(xis) Abyoone haraa la'aan u qaybsama tirada laba; ama waa tiro idil oo aan ahayn kisi. Tusaale ahaan 6, 14 ama 24 waa tirooyin dhaban ah, waayo, 2 haraa la'aan bay qaybisaa tirooyinkaasi.

tiro kisi [m.dh]
(xis.) Haraa la'aan tirada aan u qaybsami karin labo.

watar [m.l]
Salaad sunne ah, habeenkii la tukado oo rakcadaheedu tiro kisi ah yihiin. ld witir.

ki [dk.lh.l] (-ki)
ld kiisa².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version