Site icon Qaamuus

jawaabta

kitaabfur
(m.l)

Hantida ugu horreysa oo la siiyo wadaad qof jirran daaweynaya.

kitaabfur
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Wadaad (kitaabgaablow) cid jirran kitaab u fiirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kitaabfur

kitaabfurid [m.f.dh]
eeg kitaabfur².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version