Site icon Qaamuus

jawaabta

kog
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Wax fidsanaa isku soo roorid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kog

ekogaraafi [m.l] (-iyo, m.dh)
(daaw.) Farsamada adeegsata mawjadaha ultarasawndiga ah si loo darso qaabka gudaha ee jirka.

kogid [m.f.dh]
eeg kog.

kogsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax kogay ahaansho.

kogsanaan [m.f.dh]
eeg kogsan. ld kogsa-naansho.

kogsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld kogsanaan.

xorgog [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Caato, wuxuu ku dhego aan laga fujin karin; wax ku koga ama isku qonbojiya.

k [m.dh]
(ka') Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version