kojiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Toddoba-maggaarto; teetano.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kojiye ↴
toddobamaggaarto [m.dh]
(daaw.) Cudur dadka iyo xoolaha ku dhaca, murqaha iyo seedaha kojiya oo si dhaqso ah u dila; kojiye; teetano.
koji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax fidsan isku soo roorin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg