koobin
(m.f.dh)eeg koobi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koobin ↴
koob [m.l] (-bab, m.l)
1. Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan. 2. Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.
koob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax dham-maantood wada marid ama wada aqoon. 2. Soo k.: arrin iwm soo gaabin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg