Site icon Qaamuus

jawaabta

koobir
(m.l) (-rro, m.dh)

Minxiis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koobir

koob [m.l] (-bab, m.l)
1. Weel yar oo badanaa dheg leh oo wax lagu cabbo; fijaan. 2. Qalab ka samaysan dahab, qalin iwm oo lagu kala qaato tartamada cayaaraha.

koob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax dham-maantood wada marid ama wada aqoon. 2. Soo k.: arrin iwm soo gaabin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version