Site icon Qaamuus

jawaabta

koofiyad xidid
(m.l)

(baay.) Dhisme daboola fiiqa ugu horreeya ee xididka (dhinaca carrada). Waxay ilaalisaa xididka inta uu korayo si uu u dhex maro carrada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koofiyad xidid

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version