Site icon Qaamuus

jawaabta

kookas
(m.l) (-syo, m.dh)

(baay.) Nooc bakteeriyada ka mid ah oo qaab dhulu-lubaysan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kookas

ekinokookas [m.l]
(baay.) Deriskunoole ka mid ah qaybta “Tapeworms” dhererkiisu gaaro 8 mm.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version