Site icon Qaamuus

jawaabta

koos
(m.l)

1. Dabaylaha lagu dhoofo oo ka yimaada koonfurgalbeed. 2. (-sas, m.l) Gobol; dhul.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koos

goosaar [m.dh]
ld koosaar¹.

goosaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld koosaar².

goosaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld koosaaran.

goosaarasho [m.dh]
ld koosaarasho.

goosaarid [m.dh]
ld koosaarid.

goosaarnaan [m.dh]
ld koosaarnaan.

goosaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld koosaarnaan.

goosaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld koosaaro.

goosarad [m.dh] (-do, m.l)
Timir 25 kiilo ah oo callaal, jawaan iwm ku jirta. ld koosarad.

kalkoosh [m.l]
Suun ballaaran oo xersi ka lusha oo dhallinta shirta ciyaartaa qoorta ku xirtaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version