Site icon Qaamuus

jawaabta

koose
(m.l)

Orodka ugu gaaban ee farduhu ku ordaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh koose

koosayn [m.f.dh]
eeg koosee.

koosee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-seeyay, -saysay)
Si aayar ah u ordid (faras).

Koo [mu.ti.l]
(kuwoo, w) Mgacuyaal tilmaame oo lab, oo wax qofka hadlaya aad uga fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado.

koo [mu.ac.l]
(kuwoo, w) 1. Magacuyaal aan cayinnayn oo lab ah oo tilmaama wax ama qof jooga meel kan hadlaya ka fog. 2. (t) ld kow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version