Site icon Qaamuus

jawaabta

kordhiso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

Wax horey loo hayey wax ku darsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh kordhiso

kordhisasho [m.f.dh]
eeg kordhiso.

samaacad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab tamarta danab u beddesha tamar jabaq. Waa qaybta ugu dambeysa ee inoo fududeysa maqalka wararka idaacadaha, telefoonnada iwm. Samaacaddu waxaay qabataa shaqo lid ku ah ta maykarafoonku qabto, waxana ay awood u leedahay in baahinta codka kordhiso, gaarsiisana meelo fog. eeg maykarafoon.

kordhi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax hore loo hayey wax ku sii darid; badin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version